bokomslag Kalahaadkii Moqdisho
Historia

Kalahaadkii Moqdisho

Yusuf M Haid

Pocket

209:-

Funktionen begränsas av dina webbläsarinställningar (t.ex. privat läge).

Uppskattad leveranstid 7-11 arbetsdagar

Fri frakt för medlemmar vid köp för minst 249:-

  • 226 sidor
  • 2023
Buugga Kalahaadkii Muqdisho Qaybta Labaad, waxa dabasocda buuggii Kalahaadkii Moqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990. Buuggu waxa u ka waramaya dhibaatadii ka dhalatay dagaalka iyo halaagii gaaray dadkii ka qaxay Muqdisho. Si gaar ah buuggu waxa u ka hadlaya dhibaatadii dhacay, gaar ahaan dadkii u qaxay Jubooyinka iyo magaalada Kismaayo oo ka mid ahaa jahooyinkii Xamar looga qaxay. Buuggu waxa u ku dheeraanaya dagaaladdii Jubooyinka ku dhex maray kooxihii iska soo horjeeday iyo dhibaatada ay u gaysteen dadweynihii ay ku dul dagaalamayeen.Bilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu bed- deshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxa ay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada. Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.

  • Författare: Yusuf M Haid
  • Format: Pocket/Paperback
  • ISBN: 9798887221113
  • Språk: Engelska
  • Antal sidor: 226
  • Utgivningsdatum: 2023-08-05
  • Översättare: Bodheri Warsame
  • Förlag: African Bazaar